Wiil dhallinyaro ah oo aragga naafo ka ah ayaa sanadkaan kaalinta koowaad u galay dhammaan ardaydii fariistay imtixaanka ee jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama.
Wiilka oo la yiraahdo Cabdifataax, kuma uusan dhalan indho-la’aanta, ee waxa uu indho beelay muddo hadda 9 sano laga joogo.
Waxaa warbixintaan oo ay ka diyaarisay Weris Maxamed inoo haya Maxamed Yemeni









