Baydhabo: Qoysas nolol xumo ku wajahaya xero barakac markii colaad ay saameysay
(ERGO) - Madiino Ibraahim Xasan oo saddex iyo labaatan sano beeralay ahayd, waxay markii ugu horraysay cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahayaan iyada iyo carruurteeda oo sagaal ah xerada lagu...
Read more











