Galgaduud: Qoysas ka barakacay colaad oo laga goostay gargaarkii ay heli jireen
(ERGO) - Nasteexo Maxamuud Xaashi waxay awoodi la’dahay in ay cunno iyo hoy ku filan u hesho sagaal carruur ah oo ay dhashay. Waxaa ka joogsaday Biishiin Juune ee sanadkan...
Read more












