LUUQ: HAWEENKA OO BILAABAY OLOLE NADAAFADEED
Dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa shantii maalmood ee u dambeeyey waxaa ka soconayey olole nadaafadeed oo si xowli ah ku socday, kaasoo ay...
Read moreDhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa shantii maalmood ee u dambeeyey waxaa ka soconayey olole nadaafadeed oo si xowli ah ku socday, kaasoo ay...
Read moreShirka golaha ansixinta dastuurka ayaa saaka ka furmay hoolka xarunta dugsiga tababarka ciidamada ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Madaxa shirka ee Muqdisho waxaa diyaar ku ah ku dhawaad 800...
Read moreMagaalada Muqdisho waxaa lagu waday in maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka bisha Luulyo uu ka furmo shirweynaha ansixinta dartuurka cusub oo ay yeelan doonto Soomaaliya, balse sida uu warbaahinta...
Read moreTababarkani ugu soo gabagaboobey magaalada Garowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland 25-kan warfidiyeen oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya ayaa lagu baranayey tabinta wararka ku saabsan bani`aadannimada iyo xog-doonka saxaafadda,...
Read moreIyadoo ay soo dhowdahay bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaa waxaa laga dareemayaa in dalabkii xooluhu inuu kor u kacay meelo badan, iyadoo dekeddaha Berbera iyo Boosaasoo oo xudun u ah...
Read moreTababarkani ay ka qeyb galayaan 25 suxufi oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ah mid lagu barayo...
Read moreIn ka badan 20 sano oo ay colaad ehel u ahayd magaalada Muqdisho ayaa xiligani waxaa laga daraamayaa saan saan daganaansho nabadeed, iyadoo xiligaani aysan magaalada ka jirin madaafiicdii cus...
Read moreDowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa saxiixday heshiis lagu soo afjarayo askaraytna carruurta, qaraarkaan oo uu saxiixay Raysal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise ayaa ujeeddadiisu ahayd...
Read moreHay`adda caalamiga ah ee laanqayrta cas ayaa sheegtay in tiro badan oo ka mid ah dadka Soomaaliya ku nool ay weli haysato cunto yaraan iyo nafaqo darri baahsan, iyadoo sanad...
Read moreHay`add dhinaca gargaarka ah fadhigeeduna yahay waddanka Talyaaniga lana yiraahdo CESVI ayaa soo bandhigtay laba warbixinood oo muddo ay baadhis ku samaysay, kuna aaddanaa dhibaatooyinka dhinaca kalluumaysi ee haysata dadka...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo