Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

LUUQ: HAWEENKA OO BILAABAY OLOLE NADAAFADEED

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 26, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
ARDAY OLOLE NADAAFADEED KA BILAABAY LAASCAANOOD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa shantii maalmood ee u dambeeyey waxaa ka soconayey olole nadaafadeed oo si xowli ah ku socday, kaasoo ay wadaan haweenka magaalada oo go’aansaday inay khashinka ka qaadaan goobo fara badan oo ay ka jirto nadaafad darri baahsan, xilli ay toddobaadyadii ugu dambeeyey gudaha magaalada ay buux dhaafiyeen khashin aad u tiro badan oo dadka qaarkii ay ka muujiyeen wal wal xooggan.

Howshani oo ay soo abaabuleen ururka haweenka degmada Luuq ayaa u muuqatey mid soo jiidatay indhaha dad badan oo deegaanka ah, waxayna durbadiiba haweenkaasi oo gaarayey illaa 65 ruux ay  ku guuleyteen iney nadiifiyaan dhammaan xaafadaha magaalada dhexdeeda iyo daafaheedaba ah, waxaana u suurta gashay iney bilicdii magaalda in badan oo ka mid ah soo celiyaan sida warbaahinta ay u xaqiiyeen goobjoogayaal halkaasi ku sugan.

Faadumo Muxumed Cabdille oo ah guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka Soomaaliyeed ee degmada Luuq ayaa Raadiyaha Ergo waxay uga warbixisey ujeeddada ay u qabteen ololaha nadaafadeed in uu qeyb ka yahay sidii wax looga qaban lahaa nadaafad darida ka jirta deegaanka,iyadoo sheegtayna meelaha ugu daran ee ay ololaha nadaafadeed ay ka fuliyeen inay ka mid yihiin suuqyada, hareeraha webiga, goobaha caafimaadka, waddooyinka, meelaha baabuurta lagu dhaqo iyo weliba goobaha ganacsiga.

Sababta ku dhalisey haweenka degmada Luuq in xilligani ay ku dhaqaaqaan wax ka qabashada nadaafadda deegaanka ayey ku micneysay, markii la arkay khatar caafimaad oo ka dhalna karta deegaanka, maaddaama deegaanka muddooyinkii ugu dambeeyeyba ay si is daba joog ah u soo gaarayeen qoysas faro badan oo reer miyi ah kuna xoolo beelay abaaraha, islamarkaasina ka soo barakacay deegaanno ka kala tirsan gobollada Bay, Bakool iyo weliba deegaanno ka tirsan gobolka Gedo.

Haweenkani ayaa ugu dambeyntii waxay codsi baaq ah u jeediyeen maamulka degmada Luuq iney sugaan ammaanka goobaha ay ka howl galeen si aaney dib ugu noqon sideedii hore, islamarkaana dadka barakacayaasha ah ee soo gaaraya deegaanka ay ka saacidaan adeegyo ay ka mid yihiin xagga hoyga, si loo yareeyo khatarta caafimaad darro ee ka dhalan karta deegaanka.

Si kastaba arrintu ha ahaatee waa markii ugu horreysay muddo sanad ka badan oo ay haweenka degmada Luuq ay si iskood ah isugu abaabulaan in ay wax ka qabtaan nadaafadda guud ee deegaanka.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

SHIRKA ANSIXINTA DASTUURKA OO MUQDISHO KA FURMAY

Next Post

MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA

MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo