Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

SHIRKA ANSIXINTA DASTUURKA OO MUQDISHO KA FURMAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 25, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankShirka golaha ansixinta dastuurka ayaa saaka ka furmay hoolka xarunta dugsiga tababarka ciidamada ee Gen. Kaahiye ee  magaalada Muqdisho.

Madaxa shirka ee Muqdisho waxaa diyaar ku ah ku dhawaad 800 oo kamid ah ergada shirka ka qeybgaleysa,  iyadoo  qorshuhu yahay  inay shirka ka qeyb galaan illaa 850 ruux oo ka kala socda  qeybaha ay ka kooban tahay bulshada, madasha shirka  ayaa lagu wadaa inay goob joog  ka noqdaan oo ay soo xaadiraan  mas`uuliyiinta ugu sarreysa DKMG Soomaaliya , wufuud ka kala socota Qaramada midoobay, Midowga Afrika, Urur goboleedka IGAD, iyo dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya.

Waxaa la xiray dhammaan waddooyinka soo gala halka shirku uu ka soconayo, waddooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa agagaaraha madasha uu shirka iyadoo dhammaan la xoojiyay ammaanka caasimadda Muqdisho gaar ahaan waddooyinka muhiimka ah ,qaar kamid ah ciidamada ammaanka ayaa lugeynaya waddooyinka  waaweyn ee dhex mara magaalada iyagoo baaraya gaadiidka iyo dadweynaha.

Ergooyinka, marti sharaf iyo bahda saxaafadda ee ku sugan gudaha hoolka halka shirka uu ka soconayo ayaa loo sameeyay kaarar aqoonsi oo ay ku galayaan hoolka shirku ka dhacayo si loo adkeeyo ammaanka.

Yoolka laga leeyahay shirkaan ayaa ah  in ergadaan ay fadhiyaan illaa horraanta bisha soo socota ee  August, marka ay dastuurka meel mariyaanna ay u gudbaan soo xulidda baarlamanka cusub oo tiradiisu saxiixayaasha ay horay isugu raaceen in laga dhigo 225 xubnood,  balse wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya  Augustine Mahiga  uu sheegay in tirada baarlamaanka laga dhigay 275 xubnood , Kadib soo xulidda baarlamanka  sida ku qoran jadwalka tubta nabadda waa in 4-ta August la doorto  guddoomiyaha cusub ee  baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa, halka 20-kana  lagu wado in la doorto madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa soo baxayay maalmihii ugu dambeeyay  warar ku saabsan in qaar kamid ah odayaasha dhaqanku ay isaga baxeen shirka odayaasha maaddaama ay sheegeen in marin habaabin lagu sameeyay qaabkii lagu ballamay, dhinaca kale ergada Puntland ayaa lagu soo warramayaa in aysan soo gaarin madasha shirka.

Si kastaba ha ahaatee shirkaan ayaa ah mid si weyn loo wada sugayay,  iyadoo marar badan uu dib udhac uu ku yimid waxaana dadku dhawrayaan waxa ka soo bixi doona.

Yuusuf Keynaan/MG/CC/FM

Previous Post

SHIRKII ANSIXINTA DASTUURKA OO DIB U DHAC KU YIMID

Next Post

LUUQ: HAWEENKA OO BILAABAY OLOLE NADAAFADEED

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
ARDAY OLOLE NADAAFADEED KA BILAABAY LAASCAANOOD

LUUQ: HAWEENKA OO BILAABAY OLOLE NADAAFADEED

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo