QOYSAS KU JIRA XERYAHA BAYDHABO OO KA CABANAYA DHIBAATOOYIN IYO XANUUNO
Qaar kamid ah barakacayaasha ku nool magaalada Baydhabo ayaa walaac kamuujinaya dhibaatooyin dhinaca nolosha laxiriira iyadoo kaamamka laga dareemayo saameynta ay ku yeesheen cuduro soo ritay caruur. Inkabadan 10 caruur...
Read more











