Codsi bani’aadanimmo
Hey’adda DDG ee Dhenishka waxay si xishmad leh oo bani aadnimo ku jirto kaga codsanaysaa bulshada deegaanga, odayaasha dhaqanka iyo wax gardaka in ay gacan ka geystaan siideynta shaqaalaheeda laga...
Read moreHey’adda DDG ee Dhenishka waxay si xishmad leh oo bani aadnimo ku jirto kaga codsanaysaa bulshada deegaanga, odayaasha dhaqanka iyo wax gardaka in ay gacan ka geystaan siideynta shaqaalaheeda laga...
Read moreQaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ku nool magaalada Muqdisho, ayaa ka codsaday kooxihii magaalada Gaalkacyo ka afduubtay laba ka tirsanaa shaqaalaha hay,adda DDG oo ah hay’ad laga leeyahay...
Read moreHay’ad daryeesha Carruurta Soomaaliyeed oo lagu magacaabo SOMCO, ayaa bishii September Magaalada Muqdisho ka furtay xarun lagu daryeelo Carruurta darbijiifka ah iyo kuwa ay dhaleen qoysaska danyarta ah. Hay’addan ayaa...
Read moreSaddex toddobaad oo hadda ay ku jiraan ciidamada Kenya gudaha Soomaaliya iyo afduubkii bishaan horraanteedii loo geystay shaqaalihii MSF, ayaa waxay saamayn nololeed iyo mid ammaanba ku yeesheen dadka ku...
Read moreKu dhowaad Saddex boqol oo gaadiid ah oo ay ku jiraan kuwo xamuul ah oo qaarkood ku wajahnaa gobolka Gedo iyo dalka Itoobiya, ayaa ku xanniban wadada isku xirta degmada...
Read moreBishan Oktoobar horraanteedii, ayaa boob iyo dhac loo geystay dukaamo badan oo ay leedahay Soomaalida ku nool waddanka Koonfur Afrika, kuwasaoo badi ku yaallay tuulo wax yar ka baxsan magaalada...
Read moreQaar kamid ah qoysas naafa ah oo isugu jira kuwo ku waxyeeloobay dagaalada dalka ka socda iyo kuwo rabaani ah oo aan ku booqday xerada barakacayaasha naafada Seybiyaano degmada Hodan...
Read moreBURCO: Bacda balaastikada ah ee ay dadku ku adeegtaan, ayaa dhibaato ba’an ku haysa deegaanka waxayna saamayn ku yeelatay Noolaha, iyadoo wax u dhintay quruxda iyo bilicda deegaanka. xoolaha ayaa...
Read moreBarakacayaasha ku dhaqan mid ka mid ah xeryaha ay dadka ugu badan ee barabaxay ay ku jiraan ee magaalada Gaalkacyo, ayaa guud ahaan baaba’day markii Roobab mahiigaan ah ay ka...
Read moreSuuqyada Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa kajiray jahwareer u dhaxeeya ganacsatada iyo dadka wax ka iibsada kadib markii ay dhibaato kadhalatay hoos u dhac xoog leh oo ku...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo