Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed
(ERGO) – In ka badan 170 carruur ah oo gaartay da’da waxbashada ayaan tegin Iskuulka deegaanka Maleelay1 oo hoostaga degmada Dhadhaab ee ismaamulka Gaarisa. Waxbarasho la’aanta ay wajahayaan waxaa sabab...
Read more












