WHO OO SOOMAALIYA KA BAAREYSA CUDURKA DABEYSHA
Hay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in ay gobolka Banaadir ka baareyso jiritaanka raadad la xariira cudurka Dabeysha oo ka mid ah lixda cudur ee dilaaga carruurta ah....
Read moreHay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in ay gobolka Banaadir ka baareyso jiritaanka raadad la xariira cudurka Dabeysha oo ka mid ah lixda cudur ee dilaaga carruurta ah....
Read morePhoto | kaluumeysato ka jalaabanaya xeebta Boosaaso/keydka sawir/Maxamed Xasan 6 kalluumeysato ah u dhashay dalka Kenya ayaa dalbaday in dib loogu celiyo dalkooda Kenya markii ay muddo lix bilood ah...
Read moreXarunta caafimaad ee ay fureen ururka caalamiga ah ee muhaajiriinta IOM iyo wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa noqoneysa tii ugu horreysay ee laga furay meelaha ay deggan yihiin dadka soo barakacay...
Read moreDadka ku nool degmadda Janaale oo ah goobaha uu daadadka webigu saameeyeen ayeysan ka jirin adeegyo caafimaad. Siday sheegayaan dadkaasi xiliga ay soo wahahaan cuduraddu ayey u aadan goobo aad...
Read moreIntii lagu guda jiray toddobaadkii hore ee (1da ilaa 7da Mey, 2013), Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa helay roobab culus. Waqooyiga dalka ayaa iyagana helay rooab dhexdhexaad ah. Balse ka...
Read moreQaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab ee gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa aragtiyo isu dhow ka dhiibtay wixii ka soo baxay shirkii dhowaan London ka dhacay ee malaayiinka Dollar loogu yaboohay...
Read moreXoogsatada ku nool xeryaha barakaca magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay saameyn xooggan ku yeelatay xirnaanshaha waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, oo ay ka soo dhacsan jireen nolol maalmeedka qoysaskooda....
Read moreXaaluf ballaaran oo ay maraakiib kuwa shisheeyaha ah wadaan ayaa ka socda deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Mudug iyo Nugaal, sida ay haatan muujinayso cabasho ka soo yeeraysa waxgaradka...
Read moreQeybta TB-da ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo ayaa u xiran tahay dhaqaalo xumo iyo burbur soo gaaray dhismaha isbitaalka. Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Kismaayo dhakhtar Cabdisamad Abuukar Xaaji ayaa...
Read moreQiyaasta satellite-ka ee roobabkii da`ay toddobadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa muujinaya in roobab dhexdhexaad ah ay heleen biyo mareennada webiyada Jubba iyo Shabeelle ee gudaha Soomaaliya iyo dhulalka sare...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo