AFAR MILYAN OO NEEF PUNTLAND LAGAGA TALLAALAYO CUDURRADA JADEECADA IYO FURUQA.
Photo | Geel lagu talaalayo dooxada Nugaal/Sawir/kaydka/Kooshin/Ergo Gobollada Mudug, Nugaal, Sool iyo Bari ee Puntland waxaa ka bilowday mashruuc ballaaran oo ay fulinayso wasaaradda xanaanada xoolaha ee maamulka Puntland, kaasi...
Read more





