Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dooloow: qoysas ka badan 500 oo agab guryo laga dhisto loo qeybiyay

Radio Ergo by Radio Ergo
May 27, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHay’adda qaxootiga u qaabilsan dowlada Denmark ee DRC magaceeda loosoo gaabiyo ayaa 500 oo qoys oo deegaanadooda kasoo barakacay oo ku nool xerada Kabaasa ee ku taal duleedka degmada Dooloow Soomaaliya ee gobolka Gedo u qeybisay agab guryo laga dhisto.

Cabdiqaadir Cumar Cabdulaahi oo ah madaxa xafiiska hay’adda DRC ee degmada Dooloow ayaa raadiyaha Ergo u sheegay in hay’addu ku wareejisay dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee ku nool xerada agab ay ka dhistaan aqal Soomaali iyo weliba qalabka dhismaha.

Hay’adda ayaa toddobaadkii hore u qeybisay agab aqal Soomaali ay ka dhistaan iyo qalabka dhismaha qoysas ku nool xerada Kabaasa oo gaaraya 150 qoys. Laba toddobaad kahor markii ay hay’addu bilowday qeybinta agabka la dhiso agal soomaaliga, 391 qoys ayaa iyana helay agabka deeqda ah.

Qoysaska agabka guryaha laga dhisto la siiyay oo tiradooda guud ay tahay 541 qoys ayaa isticmaalay xoogooda si ay guryaha u dhistaan sida uu sheegayo weriyaha raadiyaha Ergo ee deegaankaa.

Qoysaskan oo dhismaha guryaha cusub toddobaadkii hore dhameeyay ayaa horey ugu noolaa guryo cooshado ka sameysanaa oo qoraxda iyo qabowga habeenkii aan celin karin.

Dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee ku nool xerada Kabaasa ee degmada Dooloow ayaa colaado iyo abaaro is dabo-socday uga soo qaxay gobollada Bay, Bakool iyo Gedo.

Labo xero oo ku yaal degmada Dooloow oo kala ah Kabaasa iyo Qansaxleey ayaa waxaa ku nool dadka deegaanadooda kasoo barakacay  oo lagu qiyaasayo 4,000 oo qof.

Cabdiqaadir Cumar Cabdulaahi, madaxa xafiiska hay’adda qaxootiga u qaabilsan dowlada Denmark ee DRC ee degmada Dooloow wuxuu sheegay in baahida dadka soo barakacay ee ku nool degmada ay ka wayn tahay mid hay’ad kaliya ay dabooli karto.

MM/MA

Previous Post

PUNTLAND OO HAWEENKA QAADKA IIBIYA U SAMAYNAYSA DHAQAALE ABUUR

Next Post

AFAR MILYAN OO NEEF PUNTLAND LAGAGA TALLAALAYO CUDURRADA JADEECADA IYO FURUQA.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

AFAR MILYAN OO NEEF PUNTLAND LAGAGA TALLAALAYO CUDURRADA JADEECADA IYO FURUQA.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo