Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

PUNTLAND OO HAWEENKA QAADKA IIBIYA U SAMAYNAYSA DHAQAALE ABUUR

Radio Ergo by Radio Ergo
May 24, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
PUNTLAND OO HAWEENKA QAADKA IIBIYA U SAMAYNAYSA DHAQAALE ABUUR
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKulan muddo laba maalmood ah Garoowe uga socdey ururada haweenka gobollada, NGO-yada iyo wasaarada horumarinta haweenka Puntland ayaa waxaa aad loogu lafa guray arrimaha la xiriira is bedel lagu sameeyo ganacsiga qaadka oo ah shaqo ay aad ugu badan yihiin dumarka ku nool deeganadan oo dhan, tuulo ilaa magaalo.

Natiijo wax ku ool ah ayaa ka soo baxday kulanka iyadoo la isku raacay in gebi ahaanba qorshe loo sameeyo haweenka Qaadka iibiya kuwaasi oo carruurtooda ka biisha, iyadoo la isku raacay in ay dhibaato ku qabaan haweenka ganacsiga qaadka, waxaa uu daba socdey nidaamka cusub ee haweenku go,aamiyeen mid ay wasaaradu horey u waday oo ahaa in ganacsi loo sameeyo kuwa kalena dhaqaale ay wax ku sameystaan la siiyo isla markaasna la joojiyo gebi ahaanba in haweenku qaadka u shaqo tagaan.

“ Aniga waxaan ka mid ahay haweenka fara ku tiriska ah eek u jira rrurada hadda tartamaysa muhiimadaydu maaha in aan idin iraahdo siyaasada ku biira ee waa isku xirnaada oo dadaal muujiya, isuna samra, dhinac kastana ka dhex muuqda, markaas waxaad qaadi kartaan talaabo kasta oo aad jeceshihiin in aad wax ka qabataan, sida arinta aan maanta ka doodeyno ee joojinta dumarka qaadka iibiya ee deeganadeena” ayey tiri Luul Jaamac oo ka mid ah ururka haweenka Wadajir ee Puntland iyadoo kulanka ka hadashay.

Hay,adda horumarinta Qaramada midoobey ee UNDP iyo hay,ado kale ayaa wasaaradda waxbarashada la kaashanaysaa in qorshahaas la hir geliyo, isla markaasna dumarka qaadka iibiya ganacsi kale loo sameeyo. Wasiirka haweenka Puntland Xaliimo Xaaji ayaa tiri” Dumarku dhibaato ayey iskaga jiraan oo anfac fiican kama helaan iibinta qaadka, balse danta ayaa ku kalifaysa in ay carruurtooda u shaqo tagaan si ay wax uun u helaan, ma jiri jirin dalkeena dumar qaad iibiya waagii dowlada haddana saas ayaan jecel nahay in mar kale deeganadan lagu arkin”.

Duruufo dhaqaale oo qoyska haysta ayaa la isku raacay in ay tahay in dumarka ay qaad iibiyaan waxa u sababta noqday, Wasiirka haweenka Puntland waxay sheegtay in ay hay,adaha ula tegi doonaan nidaam cad oo arrintan wax looga qabanayo iyadoo dumarka la weydiin doono rabitaankooda ganacsiga iyo in ay helaan nolol cusub, waxay ka codsatay haweenka ku howlan arrintan in la shaqeeyaan wasaarada iyo ururrada wadda ololaha joojinta dumarka qaadka iibiya.

Waa ganacsi dhaqaale badan haddana aan anfac fiican lahayn sababtoo ah dumarku waxay lacagtooda ku waayaan demyo iyo in lagala goosto qaadkooda, taasi oo ah caqabadaha ugu weyn ee keenay in arintan laga doodo, ayna u sii dheertahay dayac jidheed, maskaxeed iyo carruureedba. Kulankii haweenka ee dhowaan ka dhacay Garoowe waxaa kaloo lagu xusay in ay astaan tusaale ah u noqon karto Gabar dhowaan ay ciidamo ka tirsan Puntland ku dileen gudaha Garoowe markii ay u raadsatay lacagta qaadka oo ay wakhti ku leedahay arintaasi oo canbaareyn u jeediyeen Urarada haweenka.

Cabdiraxman Maxamed Xaaji/MH/FM

Previous Post

DHIBAATOYINKA HOR TAAGAN TALAALKA

Next Post

Dooloow: qoysas ka badan 500 oo agab guryo laga dhisto loo qeybiyay

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dooloow: qoysas ka badan 500 oo agab guryo laga dhisto loo qeybiyay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo