HAWEENKA WAQOOYI BARI KENYA OO KU FARXAY ADEEGYADA DHALMADA LACAG LA`AANTA
Ururka haweenka gobolka Waqooyi bari ee Kenya ayaa soo dhoweeyay hadalkii madaxweynaha uu ku sheegay in daryeelka dhalmada haweenka laga dhigay lacag la`aan dhammaan isbitaallada dowladda ee dalka laga bilaabo...
Read more





