Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

380 qoys oo ka qaxay dagaalo ka dhacay bay iyo bakool

Radio Ergo by Radio Ergo
May 30, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQoysas Soomaaliyeed oo gaaraya 380 qoys oo ka barakacay dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool ayaa gaaray xeryo ku yaal degmada Luuq ee gobolka Gedo labadii toddobaad ee ugu dambeysay.

Qoysaskan oo u badan haween iyo carruur ayaa ka qaxay dagaalo ka dhacay deegaanada Bardaale iyo Owdiinle oo ka tirsan gobolka Bay horaantii bishan. Dagaalada ayaa u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kooxda Al-Shabaab.
Qeyb kale oo ka mid ah qoysaska ayaa kasoo qaxay cabsi dagaal oo ka taagan deegaanka Xudur oo dhawaan la wareegeen Al-Shabaab kadib markii ciidamada Itoobiya ay isaga baxeen.

Qoysaska kasoo qaxay Xudur ayaa qaarkood shan maalmood soo lugeeyay si ay usoo gaaraan xeryaha dadka soo barakacay ee ku yaal degmada Luuq ee gobolka.

Qoysaskaa horta leh waxa ay ku biirayaan 2500 oo qoys oo horey ugu noolaa xeryo ku yaal duleedka degmada Xudur oo xaaladahooda nololeed ay horey u liidatay.

Cabdi Daahir Aadan oo ka mid ah dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee ku nool xeryaha Luuq dhowr kii sano ee ugu dambeeyay ayaa raadiyaha Ergo in dadka soo barakacay oo lagu qiyaasayo inta u dhaxeysa 3,000 ilaa 4,000 oo ku nool aysan helin wax gargaar ah muddo ka badan lix bilood.

Cabdi Daahir Aadan wuxuu sheegay in deegaanada ay ka dilaaceen cudurada malaariyada iyo shuban biyoodka oo aysanna haysan wax dawooyin ah.

Hooy la’aan, cunto iyo biyo yari ayaa ugu waa weyn waxyaabaha ay ka cabanayaan dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee ku nool xeryaha Luuq ku yaal. Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool gobollada Gedo, Bay iyo Bakool ayaa ka codsaday hay’adaha samafalka in gargaar loo fidiyo.
Salixi/MR

Previous Post

Puntland: burcad-badeeda waa la cirib-tiray

Next Post

TIIRAANYO BIXINTA DHIBAATOOYINKA DAGAALLADA EE DHALINYARADA SOOMAALIYEED

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
TIIRAANYO BIXINTA DHIBAATOOYINKA DAGAALLADA EE DHALINYARADA SOOMAALIYEED

TIIRAANYO BIXINTA DHIBAATOOYINKA DAGAALLADA EE DHALINYARADA SOOMAALIYEED

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo