Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

KALLUUMEYSATO DIB LOOGU CELIYAY KENYA

Radio Ergo by Radio Ergo
May 17, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | kaluumeysato ka jalaabanaya xeebta Boosaaso/keydka sawir/Maxamed Xasan

6 kalluumeysato ah  u dhashay dalka Kenya ayaa dalbaday in dib loogu celiyo dalkooda Kenya markii ay muddo lix bilood ah ku sugnaayeen  magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland.

Kalluumeysatadan oo  ka soo jeeda gobolka xeebta ee Mombasa ee dalka Kenya ayaa markab ay wateen wuxuu ku kharribmay xeebaha Putland dabayaaqadii sanadkii tagay 2012dii.

Tirada guud ee kalluumeysatan oo markii hore ahaa 8 ayaa labo ka mid ah waxay dalbadeen iney degganadaan Boosaaso halkaasoo ay ka heleen frusad shaqo iyadoo intooda kalena ay dalbadeen iney ku noqdaan dalkooda Kenya.

Cabdicasiis Samatar Jaafaan oo ah agaasimaha gaadiidka iyo dekadaha ee Puntland oo ka hadlayay sagootin loo sameeyay dadkan ayaa wuxuu uga mahadceliyay ha`yadda IOM sida ay gacan uga siisay daryeelka dadkan muddadii ay ku sugnaayeen Puntland.

Aysek Emuni  oo ah madaxa hay`dda IOM ee Soomaaliya  ayaa isaguna halkaas ka hadlay, wuxuuna uga mahadceliyay maamulka Puntland sida ay gacanta u siiyeen kalluumeysatadan , wuxuuna intaas ku daray iney tani dhiirrigelineyso hannaanka wada shaqeynta caalamiga ah ee IOM iyo Puntland.

“Sharciga  la yiraahdo AVR wuxuu qorayaa in dadka lagu celinayo dalkooda hooyo la helo oggolaansho , sidaas darteed waxay qaadatay waqti dheer si ay Kenya u xaqiijiso iney dadkan u dhasheen dalka Kenya, ugu dambeyntiina waxaa la helay jawaabtii taasoo keentay in maanta kallumeysatadan dib loo celiyo” ayuu yiri Aysek.

Nelson Maguzi  oo ka mid ah kallumeysadaas ayaa isaguna halkaas uga mahadceliyay sidii loola dhaqmay intii ay joogaan Boosaaso, iminkana  uu ku faraxsan yahay inuu dib ugu laabto dalkiisii.

Aminaladan/AM

Previous Post

Xarun caafimaad oo markii ugu horreysay laga hirgeliyay kaamamka jowle ee duleedka garoowe

Next Post

WHO OO SOOMAALIYA KA BAAREYSA CUDURKA DABEYSHA

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

WHO OO SOOMAALIYA KA BAAREYSA CUDURKA DABEYSHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo