FATAHAADAHA SOOMAALIYA
Dhibaatooyinka ay geystaan fatahaadaha webiyada iyo roobabka ayaa waxay ka noqdeen Soomaaliya, kuwaasoo baabi`yay dad iyo duunyaba. Waxaa marar badan la is weydiiyaa maxay dadku iyagoo og iney sanad hore...
Read moreDhibaatooyinka ay geystaan fatahaadaha webiyada iyo roobabka ayaa waxay ka noqdeen Soomaaliya, kuwaasoo baabi`yay dad iyo duunyaba. Waxaa marar badan la is weydiiyaa maxay dadku iyagoo og iney sanad hore...
Read moreXeryaha barakacayaasha magalada Kismaayo oo ay ku nool yihiin kumanaan qoysas oo sabool ah waxaa ka taagan xaalado bani'aadanimo oo is biirsaday kuwaasoo ay ugu horreyaan noolal xumo, caafimaad darro,...
Read moreQaramadda Midoobay ayaa sheegtay in hawlihi dib u dejinta ee dadka barakacay loogu samanayey gudaha Muqdisho ay weli socoto, inkastoo dibu dhac aan badnayni ku imaan karo wakhtigii loo qabtay...
Read moreDhalinyaro ku nool xerada qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi bari Kenya oo soo dhammeystay xabsiyo dhaadheer oo ku yaalla gudaha Kenya , kadib markii falal dembiyeedyo lagu eedeeyay ayaa xirfadaha ay...
Read morePhoto | Kalkaaliyayaal la deg-degaya qof dhaawac ah/ keyd sawir/ C/samad Sacuudi Carabiya ayaa guddoonsiisay wasaaradda Adeegga bulshada deeq dawo ah oo loogu talo galay isbitaallada magaalada Muqdisho. Kunteenarro deeqdan...
Read moreMidowga Yurub ayaa ku taageeraya horuumarinta waxbarashada xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab lacag dhan 3 milyan iyo bar yuuro. Mashruucan cusub oo socon doono saddex sano ayaa lagu kordhin doonaa fasallada...
Read moreWasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye ayaa raadiyo Ergo u sheegay in tuulooyin hoos yimaadda degmadaas ka socoto xaalufin ballaaran oo lagu hayo dhirka deegaanka...
Read morePhoto | Hooyo ubadkeedii sinaysa talaalka/Sawir/kaydka/Khadar/Ergo Degmooyinka gobolka Banaadir oo weli ay ka socdaan howlihii tallaalka cudurka dabeysha ayaa waxaa jirta in dadku ay hadda qabaan faham wanaagsan oo ay...
Read moreMashruuc ay hir gelisay hay'adda guddiga qaxootiga Denmark ee DRC ayaa ku dhowaad kun qoys oo ka mid ah barakacayaasha deggan gudaha Jaamacaddii hore ee Gahayr iyo deegaanka Zona-K ee...
Read morePhoto | Tallaalka oo waqtigaan la siinayo dadka waaweyn/Sawir/Cabdiraxmaan Xaaji Wejigii labaad ee tallaalka cudurka dabeysha ayaa ka furmay deegaannada Puntland, waxaana la qorsheeyay inay ka faa`iideystaan in ka badan...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo