Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

BARAKACAYAASHA KISMAAYO OO KA CABANAYA DARXUMO IYO GAAJO

Radio Ergo by Radio Ergo
July 12, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXeryaha barakacayaasha magalada Kismaayo oo ay ku nool yihiin kumanaan qoysas oo sabool ah waxaa ka taagan xaalado bani’aadanimo oo is biirsaday kuwaasoo ay ugu horreyaan noolal xumo, caafimaad darro, waxbarasho la’aan iyo arrimo kale.

Maxamed Aadan Yacquub Doobiyow waa gudoomjiyaha xerada Bader 1 iyo 2 ee magaalada Kismaayo oo ay ku noolyihiin in ka badan 350 qoys barakacayaal ah wuxuuna  Ergo uu uga warramay dhibaatooyinka iyo xaaladda ka taagan xerada Badar, “waxaa xeradaan dadka ku  haysta dhibaato badan, caafimaad darro ayaa jirta, maamulka xerada ayaa xun, xagga raashinka ayaa iyana adh dhibaato kale, dadkuna magalada dhexdeeda ayey u xoogsi tagaan oo ay ka soo dhacsadaan qutal yoonka”

Dhibaatooyinka iyo daruufaha adag ee dhanka nolasha ah waa kuwo ay ka wada siman yihiin dhabaanba dadka barakacayaasha ah ee ku jiraa inka badan 40 Kaam oo ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo, Cabdiraxman Cabdullaahi Xaaji waa gudoomiyaha xerada Buulo Hufweyn oo ku taallo xaafada Iskufilan ee magaalada Kismaayo, wuxuuna mar uu Ergo uu u warramayay uu sheegay in xaalada ka taagan Kaamkiisa aanan lagu tilmaami karin noolol “dadka gaajo ayey u bakhtiyayaan, raggu shaqo ma haystaan, magaaladu ma lahan wax kaa soo gala, inkastoo ay ka badbaadeen dagalladii dhacay, haddana ay ugu darantahay gaajo ka taagan xeradaan”

Haweenka barakacayaasha ah ee magaalada Kismaayo ayaa iyagu ah kuwa inta badan dadaala sidiia ay u maareyn lahaayeen qoysaskooda, iyagoo xaafadaha magaalada Kismaayo ka qabta shaqooyin yar yar oo ay ka helaan dhaqaale aanan ku filneyn nolasha qoysaskooda, hasayeeshee haweenku waxay walaac xooggan ka muujinayeen qabashada shaqooyinkii ay markii hore ka qaban jireen gudaha magaalada Kismaayo “annigoo ah Xaliimo kuna nool xerada Buulo Hufweyn, haysatana 8 carruur ah, annoo sooman ayaan kallahay, sagaal jirikaan oo biyo ah ayaan u geeyey qoys aan aqaanay, markaan dhameeyeyna waxay itiri lacag ma haysto ee igu yeelo, waxaanan soo noqday makhribkii annigoo fara maran, wax aan siiyo carruurtaydana aan hayn, waxaan codsanaynaa intaanan macaluul u dhiman in gurmad naloo sameeyo”

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose wali si rasmi ah hay`adaha samafalka ugama aysan shaqo bilaabin sababa la xariira ammaanka magaalada oo aan wali saldhiganin.

Khadar Maxamuud Xareed/MH

Previous Post

XAGGEE MARAYAAN HAWLIHII DIBU DEJINTA BARAKACAYAASHA MUQDISHO?

Next Post

FATAHAADAHA SOOMAALIYA

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
SWALIM: FATAHAADO LAGA BAQAYO XILLIGA DAYRTA

FATAHAADAHA SOOMAALIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo