DHIR LAGU BEERAYO DEEGANNADA XIMIN IYO XEEB
Mashruuc dhir loogu beerayo deegaannada maamulka Ximan iyo Xeeb ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya ayaa toddobaadkan laga bilabaabay deegaankaas. Mashruucan oo loo bixiyay Saxansaxo ayaa dhir ka badan shan kun...
Read more





