Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DEGMADA CEELWAAQ OO LAGA DHISAYO GAROON DIYAARADEED

Radio Ergo by Radio Ergo
July 19, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
DEGMADA CEELWAAQ OO LAGA DHISAYO GAROON DIYAARADEED

Photo | Garoonka oo dhisme ku socoto/Sawir/Saalixi

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Garoonka oo dhisme ku socoto/Sawir/Saalixi

Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa markii ugu horreysay yeelaneysay garoon diyaaradaha ah, kaasoo laga dhisayo meel  qiyaastii ilaa 2 km u jirta degmada, waxaana adeegsan doona diyaaradaha waaweyn ee qaada xamuulka iyo kuwa kaleba.

Garoonkan cusub oo dhismihiisa ay iska kaashanayaan maamulka degmada Ceelwaaq, dadweynaha degmada iyo barnaamijka cuntada QM u qaabilsan WFP ayaa baahida ugu weyn ee loo dhisayo ay tahay in lagu dardar geliyo howlaha samafalka, adeegyada bulshada sida ganacsiga iyo sfararada, maaddaama waddooyinka gobolka Gedo soo galay ay yihiin kuwo burbursan iyo kuwo ku xirmay dagaallada.

Cabdullaahi Buulle oo  ka mid ah guddiga garoonkan ayaa Ergo u sheegay in dhererka garoonka uu yahay ilaa 2 km, halka balacana uu yahay ilaa 100 mitir, uuna faa`iido balaaran u leeyahay dadka gobolka.

“Garoonkani  waxuu ahmiyad gaar ah u leeyahay bulshada ku dhaqan gobolka Gedo oo iyagu ka liita dhinaca isgaarsiinta, sida garoomada diyaaradaha  iyo waddooyinka degmooyinka gobolka oo aad u bur bursan .” Ayuu yiri Cabdullaahi.

Sidoo kale Aadan Deerow  oo ka mid ah odoyaasha degmada Ceelwaaq ayaa sheegay inay baahi weyn u qabeen garoonkan uuna wax ka beddeli doono nolosha dadka, isla markaana barakacayaasha gobolka ay fududaan doonto in gargaar la gaarsiiyo.

Gobolka Gedo ayaa ka mid ah gobollada dalka ee ay saameynta ugu badan ku yeesheen colaadihii dalka ka jiray sanadihii ugu dambeeyay, wuxuuna xad la leeyahay dalalka Itoobiya iyo Kenya, iyadoo ay ku nool yihiin kumannaan barakacayaal ah oo kasoo hayaamay abaaro iyo colaado deegaannadooda ka jiray.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

WERIYAYAASHA OO DIIDAY XEER CUSUB

Next Post

MIINOOYIN LAGA SAARAYO DEGMADA BALANBALLE

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

MIINOOYIN LAGA SAARAYO DEGMADA BALANBALLE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo