NABAAD GUURKA MUDUG WUXUU MARAYAA QAYLO- DHAAN
Gobolada Soomaliya qeybo ka midah ayaa waxa saameeyey nabaadguur ku yimid goobo badan oo can ku ahaa xoolo daaqsinta iyo ugaadha taas oo dadku u aaneeyaan inay sabab u tahay...
Read moreGobolada Soomaliya qeybo ka midah ayaa waxa saameeyey nabaadguur ku yimid goobo badan oo can ku ahaa xoolo daaqsinta iyo ugaadha taas oo dadku u aaneeyaan inay sabab u tahay...
Read moreWebiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaannada jiinka webiga saaran oo ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe. Dadkii ku noolaa deegaannada Baarreey Gumbi, Bayaxow, Liinta, Jahweyn iyo Libiga ayaa...
Read moreBishaaro Cusmaan: Waxaan biyaha dhabarkeenna uga keennaa meel noo jirta saddex saac oo socod ah Xaaladahan biyo la`aaneed ee ka taagan deegaannada qaar hoostaga magaalada Baydhabo ee gobalka bay ayaa...
Read morePhillipe Lazzarini oo ah u xiriiriyaha arrimaha bani’aadanimo ee Soomaaliya ayaa ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray in waqtigaan ay ka soo raynayso xaaladdii Soomaliya ku sugneyd 2011kii oo ahayd...
Read moreBulshada ku nool deegaannada webiga ku dhow ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa cabsi weyn ka qaba in webiga Shabeelle uu qaraarka jabsado ka dibna ku fataho deegaanka. Dadka deegaanka waxa...
Read morePhoto | Haween ku sugan goob caafimaad oo ku taal Ceelwaaq/Sawir kaydka/Salihi/Ergo Waxaan wareysi la yeelannay umuliso sare Khadra Cali Cigaal, oo ah aasaasaha iyo madaxa xarunta caafimaadka Cigaal ee...
Read moreSaddex carruur ah ayaa 29kii bishan deegaanka miyiga ah ee Balanbal oomane oo qiyaastii 5km dhanka waqooyi ka xigta degmada Balnballe ee gobolka Galgaduud ugu waxyeeloobay baaruudda hubka qarxa oo...
Read moreJaamacad cusub oo lagu barto aqoonta sare ayaa laga furay degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe. Jaamacaddab oo loo bixiyay Shabeelada Dhexe ayaa waxay ka kooban tahay lix kullyadood oo...
Read moreIsbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhalaanka ayaa laga furey degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo horey aysan uga jirin xarun lagu xannaaneeyo hooyada uurka leh iyo dhalaanka. Xaruntan cusub oo...
Read morePhoto | Dhibane kufsi/ sawir/keyd/ Yusuf Keynan Kufsiga haweenka ayaa hoos u dhacay deegaannada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee sanadkan sida ay sheegtay Wasaarada Arrimaha haweenka Puntland. Agaasimaha Waaxda...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo