Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

DADKA REER JAWHAR OO KA CABSI QABA IN FATAHAADDA WEBIGU AY SII KORORTO

Radio Ergo by Radio Ergo
August 26, 2013
in Masiibooyinka
0
DADKA REER JAWHAR OO KA CABSI QABA IN FATAHAADDA WEBIGU AY SII KORORTO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWebiga Shabeelle ayaa ku fatahay  deegaannada jiinka webiga saaran oo ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe. Dadkii ku noolaa deegaannada Baarreey Gumbi, Bayaxow, Liinta, Jahweyn iyo Libiga ayaa guryahooda ka barakacay kadib markii fatahaada webiga ay aad u saameysay.

Dadka deegaanka ayaa raadiyo Ergo u sheegay in webiga oo karkaarrada jabsaday masaafo dhan 18km oo uu hoos go’ay.  Fataahadda webiga ayaa saameynta ugu weyn ku yeelatay bariga iyo waqooyiga Jowhar oo ay ku nool yihiin dad u badan beeraley, waxayna daadadku baabi’iyiin dalagyada sisinta, galleyda, qudaarta iyo weliba dalagyada kale ee la beertay.

Faadumo Wehliye Dhoorre oo ka mid ah beeraleyda iyo xoolo dhaqatada degmada Jowhar ayaa raadiyo Ergo u sheegtay in dhul beereed 10 hiktar ah oo sisin iyo galley ay ugu beerneyd ay fataahaaddu ka baabi`say.

Saalax Ibraahim Cusmaan ayaa ka mid ah beeraleyda fataahada webiga u geystay ayaa sheegay in soddon jawaab oo badar ah oo beerta u dhex yiillay  iyo tacabkiisa kale oo dhan biyaha webiga ay la tageen,  laakiin taas wel-wel kuma hayso sida raadiyo Ergo uu u sheegay inuu dadaal ugu jiro sidii uu carruurta iyo qoyskiisa uga badbaadsan lahaa biyaha.

“Cunto waa la iska helaa, laakiin hadda waxaa dhib naga haysta sida aan carruurta ugala bixi laheyn,” sidaas sidaas waxaa ku cataabay Saalax.

Si kastaba, waxaa Jowhar ka jirta cabsi weyn oo ah inuu webiga Shabeelle sameeyo fatahaad ka sii badan tan, dhibaato ka sii daranna uu geysto, daadadkuna iney soo gaaraana meelaha ay hadda dadku ku barakaceen haddii aanan loo sameyn gurmad degdeg ah.

Maryan/MR/MRS

Previous Post

BIYO LA`AAN KA JIRTA DEEGAANNO HOOS-TAGA DEGMADA BAYDHABO

Next Post

BOQOL KUN OO CARRUUR AH OO WAXBARASHO BILAASH AH HELI DOONA

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

BOQOL KUN OO CARRUUR AH OO WAXBARASHO BILAASH AH HELI DOONA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo