Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

BOQOL KUN OO CARRUUR AH OO WAXBARASHO BILAASH AH HELI DOONA

admin by admin
August 26, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in wajiga koowaad ee barnaamijka ‘Aada Dugsiyada’ oo furmi doona siddeeda bisha dambe uu waxbarasho bilaash ah siin doono boqol kun oo carruur Soomaaliyeed ah.

Wasiiradda horumarinta adeegga bulsho ee dowladda federaalka ah ayaa raadiyo Ergo u sheegtay in carruurtaas oo ku kala nool sagaal gobol oo koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ay waxbarasho bilaash ah oo tayadeeduna sarreyso ku heli doonaan degmooyinkooda.

Sagaalkaas gobol ayaa kala ah gobollada Banaadir, labada Shabeelle, Hiiraan, Galgaduud, Mudug, labada Jubbo iyo Gedo.  Mashruuca ayaan gaari doonin gobollada Bay iyo Bakool sababo dhanka amniga la xariira, laakiin marwo Maryam Qaasim waxaa ay raadiyo Ergo u sheegtay in adeegyada waxbarashada lacag la’aanta ah la gaarsiin doono labadaas gobol sida ugu dhaqsaha badan ee amnigoodu wax isaga beddelo.

Mashruucaan oo ay hoggaanka u hayso wasaaradda horuumarinta adeegga bulsho ayaa dugsiyo waxbarasho ka furi doona degmooyinka sagaalkaas gobolka ee laga fulinayo wejiga koowaad ee mashruuca. 1,500 oo macallin ayaa dhigi doona dugsiyada wax lagu barayo ardayda gaaraysa boqolka kun ee carruurta ah.
“Barnaamijkan wuxuu soo nooleynayaa rajada Soomaaliya, wuxuuna tusaale u yahay dowladnimada oo soo noqotay iyo amniga oo hagaagaya,” sidaas waxaa raadiyo Ergo u sheegtay wasiirada horumarinta adeegga bulshada.

Labada weji ee kale ee barnaamijka ‘Aada Dugsiyada’ waxaa laga fulin doonaa dalka oo dhan oo ay ku jiraan deegaannada Puntland iyo Somaliland waxaana ka faa’iideysan doona carruur dhan hal milyan oo qof oo heli doona waxbarasho lacag la’aan ah sida ay sheegtay Marwo Maryan Qaasim

Yuusuf Keynan/MR/MRS

Previous Post

DADKA REER JAWHAR OO KA CABSI QABA IN FATAHAADDA WEBIGU AY SII KORORTO

Next Post

GEDO: 90 KUN OO CARRUUR AH OO DABEYSHA LAGA TALAALAY

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

GEDO: 90 KUN OO CARRUUR AH OO DABEYSHA LAGA TALAALAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo