Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

BIYO LA`AAN KA JIRTA DEEGAANNO HOOS-TAGA DEGMADA BAYDHABO

Radio Ergo by Radio Ergo
August 23, 2013
in Masiibooyinka
0
BIYO LA`AAN KA JIRTA DEEGAANNO HOOS-TAGA DEGMADA BAYDHABO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankBishaaro Cusmaan: Waxaan  biyaha dhabarkeenna uga keennaa meel noo jirta saddex saac oo socod ah
Xaaladahan biyo la`aaneed ee ka taagan deegaannada qaar hoostaga magaalada Baydhabo ee gobalka bay ayaa ka danbeyay kadib markii ay gureen warihii dadka deegannadu ay  biyuhu ka dhaasan jireen iyo ceelashii oo qaar biyo yareeyay.
Deegaannada biyo la`aanta daran ay ka jirto ayaa waxaa ka mid ah Ray-dabaale, Makay ,Buulo-bashiir iyo kuwo kale oo dhamaantooda hoos yimaadda Magaalada Baydhabo,tuulooyinkaas ayaa ah kuwo magaalada aad uga fog.
Xuseen Aadan Ibraahin waa guddoomiyaha deegan lagu magacaabo Gooyaal oo magaalada Baydhabo dhanka bari kaga beegan 8Km, wuxuu ii sheegay mar aan deegaankaasi kula kulmay in dhibaatada ugu daran ee ay dareemayaan ay tahay dhanka biyaha kadib markii muddo ku dhow seddax sano wax biyo ah aan laga helin ceelashii deeganadaasi. “Tuulooyinka, Xaydhabala, Bulo Elay, Murshubow, Bulo Bashir, Ela wardoy weeye meelaha ugu daran hadda” ayuu yiri guddoomiyuhu
Bishaaro Cusmaan waxaa ay ka mid ah tahay dadka ku dhaqan deegaanka Gooyaal mar ay raadiyo Ergo uga warrameysay baxadda biyo la`aanadeed ee deegaankooda iyo tuulooyinka kale ka taagan ayaa waxay sheegtay in biyaha hadda ay ka raadiyaan ceelal ka fog islamarkaana ay u soconayaanna masaafo dhan saddex sacadood taasina dhibaato ku tilmaantay maadama dhabarkooda ay ku keenaan biyaha.
Muddadii aan deegannadaas cabashada biyo la`aan ka taagan kasoo yeertey ayaa kala kulmay gabdho da`dooda ka yer tahay 13 sano oo dhabarka ku sidaan caagado ay biyo ku jiraan waxayna ii sheegeen in inta u dhaxeysa deegaankooda iyo meesha biyaha ay ka keeneen u soo socdaan shan sacadood.
Sidoo kale Intii aan deegaanka ku sugnaa waxaan soo arkey qaar ka mid ah warihii dadka ay biyo markii hore ka dhaansan jireen oo hadda ciid dabooshey, islamarkaana ay rabaan iney mar kale waro ay biyo ka cabaan sameystaan maadama abaarihii waddanka soo maray saameyn ku yeesheen gaar ahaanka abaartii sanadkii 2011-dii ku dhifatey deegaannada Soomaaliya.
Xuseen Aadan waxaa uu dalbanayaa in cid kasta oo wax u awoodda ay dadka deegannadaas ku dhaqan lasoo gaaraan booyado biya ah, sidoo kalena  codsadey in deegannada looga qodo baraago ay biyo ku keeydsadaan.
Si kastaba ha ahaatee dadkan biyo la`aanta soo wajahdey ayaa waxaa ay isugu jiraan xoola-dhaqato, beeraley iyo dad kale oo barakac ahaan u jooga deegaannadaasi.
Muxidiin Xusni/MH/MRS
Previous Post

DEGMADA MATABAAN OO AAN LAHAYN ADEEG CAAFIMAAD

Next Post

DADKA REER JAWHAR OO KA CABSI QABA IN FATAHAADDA WEBIGU AY SII KORORTO

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
DADKA REER JAWHAR OO KA CABSI QABA IN FATAHAADDA WEBIGU AY SII KORORTO

DADKA REER JAWHAR OO KA CABSI QABA IN FATAHAADDA WEBIGU AY SII KORORTO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo