Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

PHILLIPE LAZZARINI: SOOMAALIYA WAQTIGAN WAY KA SOO RAYNEYSAA MACLUUSHII DHACDAY 2011KII

Radio Ergo by Radio Ergo
August 19, 2013
in Masiibooyinka
0
PHILLIPE LAZZARINI: SOOMAALIYA WAQTIGAN WAY KA SOO RAYNEYSAA MACLUUSHII DHACDAY 2011KII
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankPhillipe Lazzarini oo ah u xiriiriyaha arrimaha bani’aadanimo ee Soomaaliya ayaa ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray in waqtigaan ay ka soo raynayso xaaladdii Soomaliya ku sugneyd 2011kii oo ahayd xilli ay maculuul xumi soo martay Soomaaliya. Hadalkan uu Lazzarini kuk beegay manta oo ah 19ka bisha Augusto oo ah maalin calamiya oo Qaramada Midoobay u asteeysey arrimaha bani’aadanimo, isla markaasna sare loogu qaadayo horuumarinta wacyiga dadka ee hawlaha gargaarka iyo sidii loo horumarin lahaa, laguna soo xusuusto dhamaan dadkii ku waayey noloshooda iyagoo u adeegaya dad u baahan gargaar bani’aadanimo.

Dhinaca Soomaaliya waxay maalintaani timid iyadoo laba bilood laga joogo markii weerar dhimasho geystay lagu qaaday xaruntii Qaramadda Midoobay ee magalada Muqdisho, waxanan mar kale tacsi u diraynaa naguna reebay xasuus dhamaan qoysaskii iyo dadkii noloshooda ku waayey weerarkaas bahalnimada ah ayuu yiri Phillipe Lazzarini.

Lazzarini mar uu ka hadlayey xaaladaha bani’aadnaimo ee Soomaaliya waqtigaan ayuu ku sheegay inay ka soo raynayso ayna sii yaraanayso macaluushii dhacday 2011kii, tanoo ay ugu wacan tahay gurmadka bani’aadannimo ee la gaarsiiyey dadkii baahnaa iyo roobabkii xilliyadii la soo dhaafay oo wanaagsanaaday, inkastoo weli durufaha ku hareeraysan dadka Soomaaliyeed ay ka dhigayaan kuwo u nugul dhibaatooyinka, iyadoo weli gurmad dhinaca badbaadinta nolosha iyo soo kabashada ah u bahaan yihiin dadka ka badan 2.7 milyan oo qof.

Ilaa sanadkii hore maantoo kale 15 ka tirsan hay’adaha gudaha iyo kuwa calamiga ah ayaa lagu dilay Soomaaliya, taasoo ka dhigtay waddanka Soomaaliya mid ka mid ah goobaha ugu khatarsan calamka ee dhinaca dadka ka shaqeeya arrimaha gargaarka bani’aadanimo.

“Dhibatadaan waxay toos u taabanaysaa dadka shicibka ah ayaana ah kuwa iyagu dhibta dagalladu reebeen ku dhacayso, waana kuwa iyagu duruuftu ku dhacayso gaar ahaan haweenka iyo carruurta” ayuu warsaxaafadeed uu soo saaray xiriiriyaha arrimaha bani’aadanimo ee Soomaaliya ku yiri.

Toddobaadkii tegey hay’adda takhaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhamaan hawlihii ay ka haysay Soomaaliya, tanoo ka dhalatay markii weerarro joogto ah loo geystay shaqaalaheeda, sidoo kale ay ku eedaysay hoggaamiyayaasha bulshada iyo kooxaha hubaysani inay iyagu taageerayaan dhibaataynta lagu hayo hay’adaha gargaarka iyo dadka u shaqeeya.

Filip ayaa sheegay inay tahay dhibaato aan la aqbali karin in la bar tilmaameedsado bulshadii gargaarka ka shaqaynaysa, oo iyagu ku hawlan inay gaarsiiyaan dadka Soomaaliyeed ee baahan adeegyo ay ka mid yihiin caafimaadka, nafaqaynta, waxbarashada, cuntada gargaarka, soo kabashada aasaasiyaadka nolosha, ilaalin, wanaajinta saxada iyo biyaha, haddii aysan dadka Soomaaliyeed ee baahanina heli lahayn gargaarkaan dhibaatadu way sii kordhi lahayd.

MH/MR

Previous Post

FATAHAAD LAGA BAQAYO INUU GEYSTO WEBIGA SHABEELLE

Next Post

SAAMEYNTA KA BIXITAANKII MSF AY KU YEELATAY BUKAANNADA ISBITAALKA GUUD EE GAALKACYO

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

SAAMEYNTA KA BIXITAANKII MSF AY KU YEELATAY BUKAANNADA ISBITAALKA GUUD EE GAALKACYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo