XOOLO U DHINTA CUDURRO AAN LA XAQIIJIN
Xoola dhaqatada ku nool gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro aan la aqoonsan oo ay xooluhu ugu dhimanayaan deegaanka. Boqol neef oo isugu jirta ari, ido iyo lo` ayaa cudurradaas...
Read moreXoola dhaqatada ku nool gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro aan la aqoonsan oo ay xooluhu ugu dhimanayaan deegaanka. Boqol neef oo isugu jirta ari, ido iyo lo` ayaa cudurradaas...
Read morePhoto | Ciyaarta kablaha oo ka socota Jowhar/Sawir/Maryan/Ergo Cayaartan waxaa lagu magacaabaa Kabdhood, waxaana lagu tartamaa shiishka falladhta amaba gammunka. Jawharna waxay ka mid tahay meelaha dalka Soonaaliya ka mid...
Read morePhoto | Muruq maalka ayaa dhibaatooyinka ugu badan ku qaba shaqoyinkay qabtaan/Sawir/Maxamed Xasan/Ergo Shaqaalaha Soomaaliya waxay xilligan ka kooban yhiin kuwa u shaqeeya dowladda Soomaaliya Hay'adaha caalamiga ah iyo kuwa...
Read morePhoto | Dhismo ku socota qeybo ka mid ah isbitaalka/Sawir/Cabdikariim Olol Deegaanka God aalo ee gobolka Sool ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyay goob caafimaad oo ay ka faa`iideysan doonaan...
Read moreAscaartan waxaa lagu saleeyay sarrifka lacagaha: 1 dollar = 19,660 shilin, 6750 Somaliland shilin Gelleyda cagaaran ayaa suuqa Xalane ee Boorame 183.333 Burco , Gobanimo oo Gebilay ahna 200,000, Buulomareer...
Read moreKalluumaysatada xeebaha ku dhow degmada Baargaal ee gobolka Bari ilaa degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa xilligan qaba walaac isku mid ah oo kala soo dersay dhinaca doonyaha iyo maraakiibta...
Read moreWebiga Shabeelle ayaa ka fatahay deegaanno ka tirsan degmada Jawhar labadii toddobaad ee ugu dambaysay ayaana webigu si baahsan ugu fatahayey deegannada Baarrey, Keliga Cali Shoobare, deegaanka Jaahweyn iyo Keliga...
Read moreShirkadaan oo lagu magacaabo shirkada biyo gelinta magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay xaafadaha kala duwan ee magaalada ka fulin doonta mashruuc biyo gelin ah gaar ahaana biyaha nadiifta ah ee...
Read morePhoto | Iyadoo dhismaha guryuhu xawli ku socdaan ayeysan hadana wax ka tarin qiimo kororka irooyinka/Sawir/kaydka/Cabdulqaadir Cabdulle/Ergo Maxamed Carab: Tani waxaan aamin sanahay in ay keeneen dadka ka yimid dibadda...
Read moreXilligan oo ah jiilaal dadka iyo duunyaduba ay baahi wayn u qabaan helitaanka biyo nadiif ah ayaa waxaa deegaanno dhawr ah oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa ka jirta biyo...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo