Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

BIYO LA’AAN KA JIRTA GOBOLADA DHEXE

Radio Ergo by Radio Ergo
September 3, 2013
in Masiibooyinka
0
BIYO LA’AAN KA JIRTA GOBOLADA DHEXE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXilligan oo ah jiilaal dadka iyo duunyaduba ay baahi wayn u qabaan helitaanka biyo nadiif ah ayaa waxaa deegaanno dhawr ah oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa ka jirta biyo la’aan, iyadoo dadka deegaannadaasina ay ka soo yeerayso qaylo dhaan arrintaasi la xiriirta.

Deegaannada Maarsamage iyo Deey oo jihada bari magaalada Cadaado kaga beegan ilaa 130-Km ayaa ka mid ah deegaannada biyo la’aantu ka dhacday ka dib markii ay gureen ceelal gacmeedyadii ay dadkaasi isticmaalayeen oo markii horeba biyohoodu ahaayeen kuwo aanan la cabbi karin.
Qaar ka mid ah dadka deegaannadaas ku nool ayaa raadiyo Ergo uga warramay biyo la’aanta jirta, iyagoo codsaday in lagu caawiyo helitaanka biyo nadiif ah oo ay ku noolaadaan.

Nadiifo Xasan Barow oo ka mid ah dadka deegaanka Maarsamge ayaa ayaa Idaacadda Ergo u sheegtay in deegaankaas uu yahay mid aan lahayn ceelbiyood dadkuna ay dhibaato xoog leh ka haysata sidii ay biyo u heli lahaayeen.

Sidoo kale Maxamuud Cali Aadan oo  ka mid ah odayaasha s Maarsamage ayaa isna sheegay in halkii fuusto ay ka marayso 40-kun oo shilin Soomaali ah oo laga keeno deegaanno ka fog midka ugu dhowna uu u jiro 35-Km, ka dib markii ay gureen ceel gacmeedyadii oo markii horeba biyohoodu aanu wanaagsanayn.

Tuulooyinka ay biyo la’aantu ka jirto ayaa dadka ku sugan waxa ay ku nool yihiin biyo ay booyado uga keenaan deegaano ka durusan, kuwaas oo dad badan aysan iibsan karin, iyadoo mararka qaarkoodna la waayo kuwa ay booyaduhu keenaan.

MD/MR/AM

Previous Post

NABAAD GUURKA MUDUG WUXUU MARAYAA QAYLO- DHAAN

Next Post

DADKA DANYARTA AH OO DHIBAATO KU QABA KIROOYINKA GURYAHA MUQDISHO OO SARE U KACAYA

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

DADKA DANYARTA AH OO DHIBAATO KU QABA KIROOYINKA GURYAHA MUQDISHO OO SARE U KACAYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo