Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

CARRUUR KU SUMOWDAY BAARUUD

Radio Ergo by Radio Ergo
July 31, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSaddex carruur ah ayaa 29kii bishan deegaanka miyiga ah ee  Balanbal oomane oo qiyaastii 5km dhanka waqooyi ka xigta degmada Balnballe ee gobolka Galgaduud ugu waxyeeloobay baaruudda hubka qarxa oo ay cuneen.

Saddexdan carruurta ah oo ahaa laba wiil iyo gabadh ayaa isku qoys ahaa waxayna da`dooda kala ahayd 6 jir, 4 jir iyo gabar 3 sano jir ahayd. Carruurta ayaa meel u dhow xaafaddooda ka helay baaruud ku jirtay qolof aad u duugoobay oo roobku uu soo saaray, baaruuddii oo budo ahayd ayaa waxay u ekeyd cabitaannada shushubka ee baakadaha ku jira, sidaas ayayna ku cuneen, sida uu Ergo u xaqiijiyay guddoomiye ku xigeenka degmada Balanballe Maxamuud Maxamed Cabdi.

Wiilkii carruurta ugu weynaa ee 6jirka ahaa ayaa u dhintay sunta baarudda uu cunay, iyadoo labadii carruur ee kalana loo qaaday isbitaalka Sacuudi oo ku yaalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo warramayaa in xaaladdooda caafimaad ay liidato, sida uu Ergo u sheegay Cadceed Cumar Cilmi oo ah agaasimaha isbitaalkaas.

Guddoomiye ku xigeenka Balanballe ayaa sheegay in dagmada iyo deegaannada ku hareereysan ee miyiga ah ay yihiin meelaha ugu khatarta badan gobolka ee ay ku jiraan haraadiga miinooyinka, oo aysan jirin ced si wanaagsan wax uga qabatay.

“Dagaallo sokeeye iyo kuwo shishiiye, gaar ahaan dagaalkii Itoobiya ayaa halkan ka dhacay, miinooyin badan iyo baaruudaha ku xiran afafka xabadaha ayaa dhulkan Galgaduud ku jira, inkastoo wacyi gelinno aan sameynay haddana carruur yaryar waxba kama oga wacyi gelin, waalidiinta ayaa la rabaa inay carruurtooda baraan inay ka fogaadaan waxyaabahaas.” Ayuu yiri Maxamuud Maxamed.

Maxamuud Cabdi Diirshe/FM/AM

Previous Post

SHABEELADA DHEXE OO LAGA FURAY JAAMACADDII U HORREYSAY

Next Post

HARGEYSA: KAALINTA ISBITAALKA HAWEENKA EE CIGAAL (WAREYSI)

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
HARGEYSA: KAALINTA ISBITAALKA HAWEENKA EE CIGAAL (WAREYSI)

HARGEYSA: KAALINTA ISBITAALKA HAWEENKA EE CIGAAL (WAREYSI)

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo