Beeraleyda gobolka Hiiraan oo quus ka taagan tacbashada beerahooda
(ERGO) – Qiimo koror ku yimid shidaalka labadii bilood ee u danbeeyay, ayaa saameeyay beeraleyda gobolka Hiiraan oo isku diyaarinayay inay shidaalka uga ka faa’iidaystaan tacbashada dallagyada kala duwan. Qiimaha...
Read more











