Bakool: Qoysas abaarta ku xoolo beelay oo ka faa’iidaysanaya kab lacageed bille loo siiyo
(ERGO) - Aniso Cabdi Aadan oo ah hooyada lix carruur ah waxay ku faraxsan tahay in carruurteeda ay u hesho raashin ay u kariso labo waqti maalinkii. Haweeneydan oo barakac...
Read more












