Bacaadka guurguura oo boqollaal qoys gelinaya hubanti la’aan la xiriirta hoyga iyo nolosha
(ERGO) - Sayid Cabdulaahi Xasan iyo qoyskiisa oo toddobo qof ah waxay muddo 25 cisho ah wajahayaan qabowga dabeysha xagaaga ee ka dhaceysa tuulada Dhinowda ee gobolka Mudug. Bacaadka guurguura...
Read more










