Baydhabo: Boqollaal carruur ah oo nafaqo darro hayso oo quudin loogu sameynayo xeryaha dadka soo barakacay
(ERGO) - Afar boqol oo ah carruur ay nafaqo darro hayso ayaa quudin loogu sameynayaa xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Baydhabo. Carruurta ayaa la siiyaa raashiin bisil oo nafaqeysan,...
Read more












