Fayo-dhowr xumada xeryaha oo badisay tirada dadka uu daacuunku soo ridanayo
(ERGO) - Soddon qof ayaa cudurka daacuunka u jiifa xarunta xakamaynta iyo daaweynta Xagardheer. 622 oo isugu jira carruur iyo dad waaweyn ayuu cudurku ku soo ritay xeryaha Dhadhaab tan...
Read more












