Haween dallaal ka ah suuqa xoolaha Luuq oo ku filanaaday nolosha iyo waxbarashada carruurtooda
(ERGO) - Ku dhowaad afartan haween ah oo ka soo jeeda qoysaska barakaca ah ee ku nool magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa ku guuleystay maaraynta qoysaskooda. Waxa u suurtagelisay...
Read more












