Bari: Kalluumaysato ku filnaaday nolosha qoysaskooda marki lagu caawiyay qalab ay ku shaqaystaan
(ERGO) - Todobaatan ka mid ah kalluumaysatada deegaanka Bender-siyaadaqow ee gobolka Bari ayaa ku filnaaday nolosha qoysaskooda oo danyar ah, markii hay’adda cunnada iyo beeraha ee FAO ay siisay qalab...
Read more












