Muqdisho: Waalidiinta gabdho maqalka naafo ka ah oo iskuulkii ay dhiganayeen uu dhaqaale la’aan u xirmay oo ka walwalsan mustaqbalka carruurtooda
(ERGO) - Waa xilli ay ardayda dhigata iskuulka la isku baro farsamada korontada ee Muqdisho Electricity ay nasiino u soo baxeen, macallimiintoodana ay xafiiska isugu yimaadeen si ay u sheekeystaan,...
Read more












