Kismaayo: Qoysas barakac ah oo ku caawiyay dad danyar ah qayb ka mid ah raashin ay ka heleen dalag ay beerteen
(ERGO) - Maxamed Khaliif Xassan oo barakac ku ah xerada Ceel-jaale ee deegaanka Luglow ayaa faraxsanyahay in qoyskiisa ay haystaan raashin ay saddexda waqti karsadaan. Waxaa raashinka ku caawiyay nin...
Read more












