Baardheere: Dadka oo raashin keydsanaya cabsida Elnino awgeed
Photo | Sawir/kaydka/Ergo Dadka ku dhaqan xaafadaha daadadka u nugul ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa bilaabay in raashinka ...
Photo | Sawir/kaydka/Ergo Dadka ku dhaqan xaafadaha daadadka u nugul ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa bilaabay in raashinka ...
Dadka degan xaafadaha degmada Baladweyne ee ku dhow webiga ayaa bilaabay dhismaha iyo caro-tuurka wado biyo-mareen noqotay oo ku taal ...
Maamulka degmada Badhaadhe ayaa mamnuucay ugaarsiga door-joogta dib ugu soo noqoneysa dhulka hawdka ah ee gobolka Jubbada Hoose. Gudoomiye xigeenka ...
Saddex bil kahor dadka xoolo-dhaqatada ah ee ku nool tuulada Boonkeey, ugu yaraan saddex saacadood ay u socon-jireen si ay ...
Biyo la`aan ayaa ka jirta deegaanka Towfiiq oo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug u jirta 240km, sababo la xiriira roobabkii ...
11 qof ayaa cunto-yari iyo haraad ugu geeriyooday deegaano dhaca galbeedka Soomaalilaan oo abaar ay ka jirto saddexddi bilood ee ...
Sawir kaydka/Mohamed Hassan/Ergo Bulshada degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa markii ugu horreysay cabaya biyo nadiif ah oo qiimo jaban ...
Tallaalka ari dhan boqol kun oo neef ayaa ka bilowday degmada Buuhoodle iyo shan deegaan oo ku dhow oo ka ...
Photo | Qaar ka mid ah qoysaskii soo hayaamay/Sawir/Muxyadiin Xusni 31 August, 2015 BAY Bil kahor, Sacdiyo Cabdulqaadir iyo siddeeddeeda ...
Maxkamadda gobolka Nugaal ayaa talaadadii dembi ku weysay idaacad maxali ah oo maamul goboleedka Puntland uu ku eedeeyay ‘been-sheegid’. Idaacada ...



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo