Burco oo ay ku yaalaan saddex xero oo ay ku jiraan dadkii ku soo xoolo belay abaartii, ayna ku sugnaayeen...
Beeraleyda ku dhaqan Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya iney ka qalaleen Dalagii ay Beerteen Xiligi Roobaadkii...
Maalin kasta qoysas hor leh oo ay abaarta 4 sano ka jirta degaanka Godob Jiiraan oo ka tirsan gobolka Nugaal...
Gobollada Galmudug oo saddex sano abaar ahaa, waxaa xiligii dayrta ay heleen roobab, inkastoo xoolihii dadka noloshoodu ku tirisanaayeen ay...
Dhallinyaro baratay cilmiga deegaanka ayaa olole dhireyn ah ku abuuray boqolaal geed magaalooyinka iyo dooxooyinka. Goobaha ay ku beereen ayaa...
Muxiyadiin Aadan Ibraahim oo ah madaxa talaalka ee wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa Ergo u sheegay in cudurku meelaha ugu...
Qaxooti ku nool xerada Ifo ee taal Dhadhaab ayaa bilaabay tacabka beeraha, dadkaan oo ka mid ah kuwo halay tababaro...
Afar tuulo oo hoostga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayuu muddo labaatan maalmood ah ka jiraa cudurka shuban biyoodka. 73...
Isbitaalka kaliya ee degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, ayay ka jirtaa daawo yaraan muddo labo sano ah, sida uu...
Labo dhakhtar oo ka hawl gasha isbitaalka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa todobaadkaan hawlo mutadawacnimo ah oo dhinaca daaweynta...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo