Degaanno ka tirsan bariga gobollada Togdheer iyo Saaxil ayaa weli ka taagan tahay abaar darani, gudoomiye kuxigeenka Togdheer Maxamed Diiriye...
Waxaa dib loo howl-galiyey Jimcihii ina soo dhaafay 29ka Diiseembar 2017, hawlihii adeeg ee caafimaad ee uu bixin jiray Isbitaalka...
Halkaan ka dhegeyso figradaha dadka dhegeysta Radiyow Ergo ay kaga soo dhiibtaan lambarka gaaban ee 2012, haddaad joogto Soomaaliya. Waxaana...
Degmada Wajaale oo ku taal xadka Ethiopia iyo Somaliland ayaa suuqeedii ganacsiga waxaa baabi'iyey dab habeen hore ka kacay.Xog ururin...
Konton iyo toddobo arday oo isgu jira gabdho iyo wilal qaba baahiyaha maqalka ayaa ka faa’ideysta dugsi bilaasha ah oo...
In kabadan 1000 qof oo ka shaqaynayay maxjarada ku yaalla magaalada Berbera ee Somaliland ayaa shaqo la'aan noqday, kadib markii...
Saddex sano oo abaari ka jirtay ayaa keenay in dadkii xoolihii ka dhamaadaan, deegaanka Xagal oo qiyaastii 125km dhinaca bari...
Qiimaha xoolaha ee sayladda Baydhabo ayaa todobaadkaan qiimaha lagu kala iibsanayaa kor u kacay, tanoo dadka xoolaha dhaqdaa u sababaynayaan...
Boqollaal qoys oo ku soo barakacay abaarta ayaa ku nool magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Qaar ka mid ah dadkaas...
Docol oo ka tirsan degmada Gaalkacayo ee gobolka Mudug, ayaa dhowaan laga hir geliyey dugsi waxbarasho oo hoose dhexe, iyadoo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo