Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Isbitaalka degmada Xudur oo saddex sano kadib dib loo furay

Radio Ergo by Radio Ergo
January 4, 2018
in Caafimaadka, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Isbitaalka degmada Xudur oo saddex sano kadib dib loo furay

Bukaan jiifa isbitaalka/sawir/Muxiyadiin/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa dib loo howl-galiyey Jimcihii ina soo dhaafay 29ka Diiseembar 2017, hawlihii adeeg ee caafimaad ee uu bixin jiray Isbitaalka Guud ee Gobalka Bakool ee Xudur kuyaala, iyadoo saddex sano uu xirnaa, waxaana dib u hawl geliyey wasaaradda caafimaadka ee Koonfur Galbeed.

Isbitaalkan dib loo howlgaliyay ayaa ka kooban laba dhismo, qeybta koowaad ayaa ka kooban 13 qol oo qolalka bukaan jiifka ah, halka qeybta labaadna 9 qol uu ka kooban yahay oo bukaan socodka, arrimaha degdegga ah, sheybaarka iyo rugta daawada, dhinaca kalena  waxaa hada shaqeyso oo dib loo shaqa geliyey ilaa 10 Qeybood oo howlo kaa duwan oo caafimaad bulshada u qabanaya, iyo gaari kuwa anbalaaska ah oo dadka arrimaha gurmadka degdegga caafimaad loogu tala galay.

warbixinta oo dhamays tiran halkaan hoose ka dhegeyso

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/01/Warbixinta-Dib-u-howlgalinta-Isbitaalka-Xudur-.mp3

 

 

 

Previous Post

Abaarta oo hoos u dhigtay wax-soo-saarkii beeraha Somaliland

Next Post

Abaaro ka jira qaybo ka mid ah Togdheer

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Abaaro ka jira qaybo ka mid ah Togdheer

Abaaro ka jira qaybo ka mid ah Togdheer

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 28-APR-2026

IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 28-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-APR-2026
April 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-APR-2026
April 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-APR-2026
April 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-APR-2026
April 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-APR-2026
April 24, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo