Tan iyo 29-kii December markii ciidamada dowladda ay burburiyeen 23 deggaan oo ku yaalay Km13 oo ay degganaayen dad barakacayaal...
Madaxweynaha Soomaaliya oo socod dhinaca lugta ah ku marayey gobollo kala duwan oo wadanka ah ayaa hadda wuxuu ku sugan...
Hay'adda qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in sanadkii 2017 32 kun qaxooti ka badan ay dib ugu noqdeen...
Qaar ka mid ah dadka ku soo cayrtoobay abaaraha ee ku nool magaalada Laascaanood ayaa baranaya xirfado farsamada gacanta ah...
Boqolaal higtar oo ay ku beernaayeen khudaar iyo dalagyada firaleyda ayaa qalaalay markay waayeen biyihii waraabka, beerahaan ayaa waxay ku...
Caadi ahaan ardayga marka uu 15 jir yahay Soomaaliya waxaa la rabaa inuu billaabo dugsiga sare, laakiin fursaddaas, ma aysan...
In kabadan 900 oo qoy oo kalluumeysato ah ayay shaqo la’aan haysataa. Waxay ka kalluumeysan jireen xeebta hobyo iyo deeganano...
Xeer ilaalinta Puntland ayaa sheegtay in xeer dhaqanka oo lagu xalliyo kiisaska kufisa in uu qayb ka yahay korarka tirada...
Ku dhowaad 4800 oo arday oo ka soo jeeda qoysas ku barakacay abaaraha ayaa markii ugu horraysay ka faa’iidaysanaya waxbarasho...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo