Madaxweynaha Soomaaliya oo socod dhinaca lugta ah ku marayey gobollo kala duwan oo wadanka ah ayaa hadda wuxuu ku sugan yahay degmada Dhuusamareeb oo ah xarunta gobolka Galgaduud. Haddaba afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa Ergo uga waramay waxyaabahay ku soo arkeen dhulkaas ay marayeen iyo waxa ka masuuliyiin ahaan uga qorshaysan dhinaca abaaraha iyo nabadda.
Muxiyadiin Axmed Rooble oo ah tifaftiraha Ergo ayaa waraystay Cabdinuur.










