Qiimaha xoolaha ee sayladda Baydhabo ayaa todobaadkaan qiimaha lagu kala iibsanayaa kor u kacay, tanoo dadka xoolaha dhaqdaa u sababaynayaan shirkado xoolaha dhoofiya oo yimid todobaadyadaan.
weriyaheena Muxiyadiin Xusni ayaana warbixintaan inoo soo diray