Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoolo dhaqatadii miyiga Godob jiiraan ku hartay oo xeryaha ku soo xeroonaya

Radio Ergo by Radio Ergo
December 21, 2017
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Wareysi: tacaddiyada lagula kaco haweenka Soomaaliyeed

Photo | Haween barakac ah oo hoy dhisanaya/Sawir/Keydka/Muxyaddiin Xasan

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Maalin kasta qoysas hor leh oo ay abaarta 4 sano ka jirta degaanka Godob Jiiraan oo ka tirsan gobolka Nugaal ay soo cayrtaysay ayaa imanaya xero barakaca oo ku taal degaankaas.

Hadda 1200 oo qoys ayaa ku jira xeradaan. Siciido Cabdiraxmaan oo ah hooyadda 8 carruur ah waxay shan bilood ka hor ka soo baragkacday dhuldaaqsimeedka jiifle oo ilaa 30 km u jirta Godob, xilligaas waxay abaartu u reebtay 20 neef oo ka mid ah xooleheeda oo ilaa tiro ahaa, haatan waxay qoyskeedu awoodaan in ay laba wakhti uun dab ku shitaan raashin ay ka soo amaahdaan ehelkooda magaaladda.

Xogtaan oo faahfaahsan ka dhegeyso halkaan hoose

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/12/Warbixinta-Godob-Jiiraan-ee-Abaarta.mp3
Previous Post

BARNAAMIJKA DALAN-DOOL

Next Post

Beeralayda mesegada ee Buurxakaba oo sheegaya in roob yari jirtaa keentay inay boqolaal beerood qalalaan

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Beeralayda mesegada ee Buurxakaba oo sheegaya in roob yari jirtaa keentay inay boqolaal beerood qalalaan

Beeralayda mesegada ee Buurxakaba oo sheegaya in roob yari jirtaa keentay inay boqolaal beerood qalalaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 06-JUL-2026

IDAACADDA 06-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 06-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUL-2026
July 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUL-2026
July 2, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo