Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xerada IFO oo qaar ka mid ah qaxootiga ku nooli beero ka samaysteen

Radio Ergo by Radio Ergo
December 14, 2017
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Xerada IFO oo qaar ka mid ah qaxootiga ku nooli beero ka samaysteen

Dahiro oo ka shaqaynaysa beerteeda/Sawir/Yogol/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaxooti ku nool xerada Ifo ee taal Dhadhaab ayaa bilaabay tacabka beeraha, dadkaan oo ka mid ah kuwo halay tababaro dhinaca wax beerista ah, wakhtigaan waxay dalaggii u soo baxay u iib geynayaan xerada iyo xeryaha kale ee qaxootiga, waana markii ugu horaysay ee qaxootiga dadka mid ahi ay beero ka falaan degaankaas.

Dahiro Salad Mursal Dadeedu waa 40 sano jir waa hooyo qoyskeeda ka koobanyahay 11 ruux waxay ka mid ah 20 qof oo tababar ay laanqayta cas ee Kenya sanadkaan bilowgiisi u tababartay sida dhul kooban, biyahana ku yar yihiin wax loogu beeran karo.

Dahiro hadda waxay suuqa maalin kasta geysaa qaar ka mid ah wax soo saarkeed. warbixinta oo dhamays tiran halkaan hoose ka dhegeyso.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/12/warbixin-beero-ifo2.mp3
Previous Post

BARNAAMIJKA BEERAHA

Next Post

Dad shuban-biyood ugu dhintay Gedo

Related Posts

Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 8, 2026
Next Post
Xarun lagu daryeelo carruurta naafada ah oo laga furay magaalada Ceerigaabo

Dad shuban-biyood ugu dhintay Gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-AUG-2026

IDAACADDA 08-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-AUG-2026
August 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-AUG-2026
August 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-AUG-2026
August 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-AUG-2026
August 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-AUG-2026
August 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo