Qoysas ka soo cararay colaadaha u dhexeeya qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa hoy xumo ku haystaa deegaan...
Waxaa jira qoysas ku cayroobay abaaraha soo noqnoqday oo ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka, kuwaas oo ku tiirsan gargaar lacageed...
Imitixaankii fasalka afraad ee dugsiga sare ayaa shalay oo isniin ahayd Kenya ka bilowday, Idiris Budul Shuuriye oo ah madaxa...
Soddon iyo shan qof oo kalluumeysato ah ayaa toddobaadkii hore waxaa tababbar loogu qabtay magaalada Bosaaso. Arrintan waxay ka dambeysay...
Toddobaadkii hore Qaramada Midoobay ayaa u dabaal dagtay 2-da November, oo ah maalinta kahor tagga tacadiyada ka dhanka ah wariyayaasha....
Todobaadkii labaad ayaa waxaa weli geedo hoostdood daadsan boqolaal qoys oo ku barakacay coladihii ka jiray koonfurta gobolka Sool. In...
Haweenka dhinta iyagoo uur leh, ayaa waxaa sabab u ah wacyi gelin la’aan ka dhex jirta bulshada. Hodan Axmed Cali,...
Iskuulkan oo u dhisan qaab casri ah ayaa u jeedka loo sameeyay ahaa inay waxbarasho helaan ardayda aysan waaliddiintoodu awoodin...
Adeegga caafimaadka ee hooyada iyo dhallaanka oo aan laheyn awgeed ayaa sababay in ilaa toddoba haween ah inta ay dhakhaatiirtu...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo