Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa shalay daah-furtay olole tallaalka cudurka dabeysha oo lagu tallaalayo 476,000 oo carruur ah deegaannada Puntland...
Dugsi gaar ah oo ay wax ka bartaan ardayda dhagoolayaasha, oo ku yaalla magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa...
Isbitaallada Gaalkacyo maleh nidaamka dhiig kaydinta taas badalkeeda waxaa la diyaariyey dhallinyaro ku tabarucaya dhiigooda bukaannada u baahan in lagu...
Madaxa UNHCR ee Dhadhaab Jean Bosco ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in dad 10454 qof ay ku sugan yihiin xeryaha...
10 beerood oo shini ah oo sanadkaan laga hir geliyey gobolka Galgaduud, dadka hawshan qabtay waxaa ka mid ah Cabdicasiis...
Ganacsigii xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalkan Kenya, ayaa waxaa ku yimid hoos u dhac. Waxaa jirta qaxooti badan oo...
Dowladda Hoose ee Waaciye gobolka Bari maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa waxbrasho bilaash ah ugu deeqday 50 carruur ah. Carruurtan...
Xilli magaalada Muqdisho laga furay Warshada samaysa caanaha bacaysan oo la warshadeeyo marka xoolaha laga soo lisay ayaa dadku hadda...
Kumannaan qoys oo ka barakacay guryahooda ayaan haysan cunno iyo hoy, waxaa ugu darsoomay roobab mahiigaan ah iyagoo degay meelo...
Xafiiska isku duwaha wasaaradda deegaanka ee Somaland ee gobolka Togdheer ayaa wado qorshe lagu ilaalinayo duur-joogta iyo deegaanka, iyadoo looga...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo