Qiimaha raashinka qutul daruuriga oo sare uga kacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa saameyn dhinaca nolosha ah ku yeeshay...
Sanadkii hore ee2017 bishiisii tobnaad, waxaa qarax ay dad badan ku dhinteen uu ka dhacay isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho....
Qiimaha Xoolaha suuqyada Soomaaliya, waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqa Buuhoodle ee xoolaha lagu iibiyo. Khadar Cawl ayaa soo diyaariyay.
Qaali Sahal Mire waa hooyo 45 jir ah, haysata 7 carruur ah. Waxay kalluumaysiga ku soo jirtay Qaali 30kii sano...
Boqolaal qoys oo hore uga barakacay colaado laba qabiil u dhexeeyey oo ka taagnaa Marka ayaa bilaabay inay dib ugu...
Amb. Maxamed Cabdi Afey oo ah u qaybsanaha arrimaha qaxootiga geeska Afrika hay'adda UNHCR ayaa sheegay in da'yarta xeryaha qaxootiga...
Dadka kunool xeryaha lagu barakacey ee magaalada Muqdisho, ayaa ka walwalsan xili roobaadka Deyrta ee la guda galey. Aalaaba marka...
Beeraleyda tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa dib loo habeynayaa kanaalada waraabka oo ay fatahaaddo wax...
Dadka ku deegaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa ka faa'iideysanaya mashruuc ay fulisay hay’adda Adeso oo ka shaqeysa horumarinta deegaanka, kaasoo...
Haweenka ku nool deegaannada Puntland ayaa dadaal weyn ugu jira sidii ay uga mid noqon lahaayeen golaha wakiillada ee maamulka....
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo