Miyi la yiraahdo Miryahuud oo degmada Guriceel u jira 60 km kana xiga dhanka koonfur ayay biriq ku laysay xoolo...
Sakariye Ismaciil wuxuu ka tirsan yahay wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boosatada dowladda Soomaaliya, wuxuu ka mid yahay dadka kashaqaynaya carwada bandhigga...
Agaasimaha hay'adda maaraynta masiibooyinka maamulka Puntland, Cabdullaahi Xaashi Cayrow ayaaa sheegay in roobki badnaa ee dabaylaha xooggan watay uu baaqaday,...
Beeralayda Isku-shuban waxay ka mid yihiin kuwa ugu wax soo saarka badnaa gobolka Bari, iyadoo dalagyada ka soo baxa loo...
Qoysaskan oo isugu jira beeraley iyo xoolo dhaqato oo barakacoodu yimid xilli ay u diyaar-garoobayeen in ay beertaan beerahooda xilli...
Qoysas xero barakac daganaa ayaa ku hoyda goob cidla ah, kadib markii ay xeradii ay daganaayeen ay gubatey. Reerahani ma...
Magaalada Boosaaso waxaa ka bilowdey olole looga buufinayo Kaneecada. Cudurkaan oo xilliga qaboobaha dilaaca. Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in sanadkii...
Waxaa xal nabadeed laga gaaray colaad muddo ah ka jirtay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Sool. Colaadda ayaa u dhexeysay...
Khatar dhinaca caafimaadka ayaa ka dhalato marka ay xoolaha cunaan bacaha nooca balaastiga ee waddooyinka iyo goobaha qashinka lagu qubo...
Tirada ardayda naafada ah ee ku biirayo iskuullada xeryaha qaxootiga ah ee Dhadhaab ee gobolka waqooyi-bari Kenya, ayaa korodhay dhowrkii...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo